Перейти к содержимому

ORAAH OO CAAWIMAAD U AH NOLOSHAADA | XIKMADO LAGA SOO XULAY BUUGAAG IYO ILO LA HUBO

ORAAH_MEDIA

0:00 / 0:00

ORAAH OO CAAWIMAAD U AH NOLOSHAADA | XIKMADO LAGA SOO XULAY BUUGAAG IYO ILO LA HUBO

8 просмотров · 7 дн. назад
ORAAH_MEDIA
1,44 тыс. подписчиков
8 просмотров · 7 дн. назад
📚 90 ORAAH OO CAAN AH — XIKMAD, AQOON IYO CASHARADA NOLOSHA AH Ku soo dhawoow ORAAH MEDIA 🎙️📖 Muuqaalkan waxaad kudaawan kartaa 90 oraahood oo caan ah, kuwaas oo laga soo xulay buugaag, qoraallo iyo website-yo la isku halayn karo. Oraahyadani waxay ka hadlayaan nolosha, waqtiga, aqoonta, dulqaadka, guusha, akhlaaqda, dadka iyo waayo-aragnimada nolosha. ✨ Oraah kastaa waxay xambaarsan tahay fikir, xikmad iyo cashar mudan in laga fiirsado. Haddii aad jeceshahay: 📖 Xikmadaha iyo oraahyada caanka ah 🧠 Aqoonta iyo fikirka qotada dheer 🌍 Taariikhda iyo waayo-aragnimada dadka caanka ah 💡 Casharrada nolosha Muuqaalkan adiga ayuu kuu yahay. 💬 Oraahdee ayaad ugu jeceshahay 90-ka oraah? Nala wadaag faallada. 👍 LIKE saar 🔔 SUBSCRIBE ku samee ORAAH MEDIA 📤 La wadaag dadka kale si ay iyaguna uga faa’iideystaan. ORAAH MEDIA Xikmad • Aqoon • Taariikh • Sheekooyin • Casharro Nolosha #90Oraah #OraahMedia #OraahyoCaanAh #Xikmad #Aqoon #CasharroNolosha #SomaliQuotes #Wisdom #Quotes #Nolosha #english #englishgrammar #funny #bollywood #duet #ogaansho #ogaal_cusub #ogaansho