Ragbaa dalka u maqan oo dadaal wada “The transformation of agriculture has begun”
Dirshe Show
0:00 / 0:00
Ragbaa dalka u maqan oo dadaal wada “The transformation of agriculture has begun”
11 470 просмотров · 2 дня назад
Dirshe Show
31,9 тыс. подписчиков
11 470 просмотров · 2 дня назад
Waa qaybta 2-aad ee barnaamijki aan uga hadlaynay maalgashiga calafka xoolaha, kaas oo aan ku waraysanay Maxamed Warsame oo ah aqoonyahan xoog iyo dadaal badan galinaya sidii Soomaaliya u soo saari lahayd calafka xoolaha oo tayo sare leh, kaas oo sare u qaadaya nacfiga xoolaha cad iyo caanaba.
Maxamed oo ka baxay Jaamacadda ummadda, sidoo kalena waxbarasho sare ku soo qaatay Turkiga wuxuu bartay sida loo kordhiyo wax-soo saarka xoolaha, sidaas darteed waxa uu qabaa in marka hore xoolaha la naaxiyo, si faa'iido badan looga helo.
ENGLISH
This is the second part of our program focusing on investment in livestock feed. In this episode, we interviewed Mohamed Warsame, an agricultural expert who is putting significant effort into helping Somalia produce high-quality livestock feed, with the aim of improving the productivity and value of both meat and milk-producing animals.
Mohamed, a graduate of the Somali National University who also pursued higher education in Türkiye, studied ways to increase livestock productivity. He believes that the first step is to properly fatten livestock so that farmers and investors can generate greater profits from them.