Перейти к содержимому

Baro Sirta Albaab Kasta kuu furaysa | Fadliga Astaqfaarta

Abwaanad Qalbi Hooyo

0:00 / 0:00

Baro Sirta Albaab Kasta kuu furaysa | Fadliga Astaqfaarta

16 284 просмотра · 3 месяца назад
Abwaanad Qalbi Hooyo
10,5 тыс. подписчиков
16 284 просмотра · 3 месяца назад
Baro Sirta Albaab Kasta kuu Furaysa | Fadliga Astaqfaarta Qisadan cajiibka ah waxay ka hadlaysaa gabadh ka dhalatay qoys hodan ah, balse noloshu u rogtay imtixaano adag iyo duruufo aysan filayn. Markii albaabadii adduunku isku xirmeen, waxay heshay sir beddeshay nolosheeda (Astaqfaarta). Muxuu yahay fadliga Astaqfaartu? Sidee ayay u furtaa albaabada rizqiga, farxadda, xalinta dhibaatooyinka iyo dejinta qalbiga? Daawo qisadan oo dhan si aad u barato awoodda iyo kheyrka ku jira: “Astaghfirullah” ✨ Haddii aad ka faa’iidaysatay muuqaalka: Fadlan Subscribe saar channelka Lana wadaag kheyrka dadka kale #Astaqfaar #Istighfar #QisooyinIslamic #SomaliIslamic #FadligaAstaqfaarta #QisoDhiirigelin #IslamicReminder #SomaliYouTube #Ducada #NoloshaMuslimka