🎬 YouTube NAXWAHA AMXAARIGA | Casharka 8aad | Eray-celinta (Repetition) & ምን ማድረጊያ ነው? | MANDAD
Mandad
0:00 / 0:00
🎬 YouTube NAXWAHA AMXAARIGA | Casharka 8aad | Eray-celinta (Repetition) & ምን ማድረጊያ ነው? | MANDAD
131 просмотр · 4 дня назад
Mandad
772 подписчика
131 просмотр · 4 дня назад
Ku soo dhowaada Casharka 8aad ee Barashada Naxwaha Af-Amxaariga, oo aad ku baran doontaan qaabab muhiim ah oo luuqadda Amxaariga loo isticmaalo maalin kasta.
Casharkan waxaan si fudud oo Af-Soomaali ah ugu sharxi doonnaa:
✅ Eray-celinta (Repetition) – sida ማታ ማታ, ጠዋት ጠዋት iyo ቅዳሜ ቅዳሜ.
✅ Sida sifayaasha qaarkood isu beddelaan marka la celiyo: ትልቅ → ትልልቅ, ትንሽ → ትንንሽ.
✅ Sida loo isticmaalo ምን ማድረጊያ ነው? – Maxaa loo isticmaalaa?
✅ Erayo iyo weedho la xiriira nolol maalmeedka.
✅ Tusaalooyin iyo layliyo kaa caawinaya inaad si fiican u fahanto casharka.
🎯 Ujeeddada casharka: Inaad barato qaababka Amxaariga ee hadalka maalinlaha ah, isla markaana aad awooddo inaad samaysato weedho sax ah.
📌 Ha illoobin:
👍 Like saar muuqaalka
💬 Faallo ku qor jawaabta layliga
🔔 Subscribe saar MANDAD Channel si aadan uga baaqan casharrada xiga.
💬 Su’aal Faallo (Comment Exercise)
Sidee Af-Amxaariga loogu dhahaa?
Buuggu waa wax lagu akhriyo.
Qalinku waa wax wax lagu qoro.
Gurigu waa meel lagu noolaado.
Jawaabaha ku qor qaybta faallooyinka. 👇
🔎 YouTube Tags
Barashada Af Amxaariga, Naxwaha Amxaariga, Amharic Grammar Somali, Amharic for Somali Speakers, Amharic Lesson 8, Af Amxaariga Casharka 8aad, MANDAD, Iftiin Online Amharic, Amharic Repetition, ምን ማድረጊያ ነው, Amharic Language Course, Baro Amxaariga, Somali Amharic Lessons