Перейти к содержимому

NAXWAHA AF-AMXAARIGA | Casharka 7aad | ግዴታ – አለብኝ • ሆነብኝ • ነበረብኝ | MANDAD

Mandad

0:00 / 0:00

NAXWAHA AF-AMXAARIGA | Casharka 7aad | ግዴታ – አለብኝ • ሆነብኝ • ነበረብኝ | MANDAD

147 просмотров · 13 дней назад
Mandad
774 подписчика
147 просмотров · 13 дней назад
Ku soo dhawoow Casharka 7aad ee Taxanaha Naxwaha Af-Amxaariga – MANDAD Channel. 📚🇪🇹 Casharkan waxaan si faahfaahsan ugu baranaynaa ግዴታ (waajib/qasab) iyo sida Af-Amxaariga loogu muujiyo wax ay tahay in qofku sameeyo. Waxaan baranaynaa: ✅ አለብኝ – Waa inaan ✅ አለብህ – Waa inaad ✅ አለብሽ – Waa inaad ✅ አለባት – Waa inay ✅ አለብን – Waa inaan ✅ አላችሁ – Waa inaadihiin ✅ አለባቸው – Waa inay Sidoo kale waxaan baranaynaa: 🔹 ማድረግ → ማረግ – samayn 🔹 ያደርጋል → ያረጋል – wuu sameeyaa 🔹 ሆነብኝ – waxaa igu noqotay 🔹 ነበረብኝ – waxay ahayd inaan 🎯 Casharka waxaa lagu sharaxayaa Af-Soomaali, iyadoo la adeegsanayo tusaalooyin Af-Amxaariga ah si ardayda Soomaaliyeed ay si fudud ugu fahmaan naxwaha. 🔔 Subscribe saar MANDAD Channel oo la soco Casharka 8aad. MANDAD – Ila Baro Naxwaha Af-Amxaariga. #NaxwahaAfAmxaariga #AfAmxaariga #AmharicGrammar #LearnAmharic #Amharic #Mandad #BaroAmxaariga #AfSoomaali #Casharka7aad #ግዴታ #አለብኝ