Перейти к содержимому

Ma Tahay Macallinkan? | Qaybta 2aad – Aqoon Raadis.

Aqoon Raadis

0:00 / 0:00

Ma Tahay Macallinkan? | Qaybta 2aad – Aqoon Raadis.

198 просмотров · 2 нед. назад
Aqoon Raadis
504 подписчика
198 просмотров · 2 нед. назад
Macallinnimadu ma aha oo keliya in ardayga cashar loo dhigo. Macallinka wanaagsan wuxuu door weyn ku leeyahay waxbarashada, barbaarinta iyo mustaqbalka ardayga. Muuqaalkan, Macallin Xasan wuxuu kaga hadlayaa waajibaadka iyo astaamaha macallinka wanaagsan, xiriirka macallinka iyo ardayga, iyo aqoonta iyo xirfadaha looga baahan yahay qofka wax baraya dadka kale. Waxaan sidoo kale ku eegaynaa Afarta T: Taageere, Tilmaame, Turxaan-bixiye iyo qodobbo kale oo muhiim u ah macallinka iyo waalidka..