Hadal Adigoon Fikirin | Mind & Mouth Connection
Farhan Hirey
0:00 / 0:00
Hadal Adigoon Fikirin | Mind & Mouth Connection
621 просмотр · 5 дней назад
Farhan Hirey
1,11 тыс. подписчиков
621 просмотр · 5 дней назад
Muuqaalkan waxaan kaga hadlay isku-xirka maskaxda & hadalka.
===Jadwalka wakhtiga===
0:00 - Horudhaca
01:17 - Mind & mouth connection
02:32 - Practical with conscious
04:50 - Practical with outload
07:08 - Talk with random words
10:08 - Use communication frameworks
Like and Subscribe samee si aad ula socoto muuqaaladeena mustaqbalka.
===Ku Saabsan Farhan Hirey===
Farxaan Xiirey waa tababare Communication Skills-ka sida hadal cadaanta, kalsoonida, sheeko-sheegidda iyo luuqadda jirka. Waxaan bixiyaa barnaamij 4-usbuuc ah iyo casharro tababar oo saacad ah. Ma jeclaan lahayd inaad hagaajiso xirfadhaaga dad-lahadalka?
My private coaching: https://www.myhibo.com/@farhanhirie?t...
Join our community: https://www.myhibo.com/community/hire...
My free course: https://t.me/+woo2p3cbZJE4MTFk
#CommunicationSkills #Afsoomaali #Kalsoonida #SelfImprovement #Hadal-karnimo #FarhanHirey #SomaliSuccess