Перейти к содержимому

Waxaa Tahay Waxaad Fiirsato!

Farhan Hirey

0:00 / 0:00

Waxaa Tahay Waxaad Fiirsato!

731 просмотр · 2 недели назад
Farhan Hirey
1,11 тыс. подписчиков
731 просмотр · 2 недели назад
Waxaa Tahay Waxaad Fiirsato! Muuqaalkan waxaan kaga hadlay muhiimada ay leedahay inaad ogaato waxaad ka quudaneyso social media-ha inaad milicsigooda tahay. 🔗Link-ga community-ga: https://www.myhibo.com/community/hire... Like and Subscribe samee si aad ula socoto muuqaaladeena mustaqbalka. ===Ku Saabsan Farhan Hirey=== Farxaan Xiirey waa tababare Communication Skills-ka sida hadal cadaanta, kalsoonida, sheeko-sheegidda iyo luuqadda jirka. Waxaan bixiyaa barnaamij 4-usbuuc ah iyo casharro tababar oo saacad ah. Ma jeclaan lahayd inaad hagaajiso xirfadhaaga dad-lahadalka? Nagala soo xidhiidh: 🌐 Website: www.farhanhirey.com 📧 Email: farhanhirie@gmail.com #CommunicationSkills #Afsoomaali #Kalsoonida #SelfImprovement #Hadal-karnimo #FarhanHirey #SomaliSuccess Koorsada bilashka ah: https://t.me/+woo2p3cbZJE4MTFk