AQOON GUUD oo GABDHAHA | PART 1
Shegow TV
0:00 / 0:00
AQOON GUUD oo GABDHAHA | PART 1
902 просмотра · 4 мес. назад
Shegow TV
969 подписчиков
902 просмотра · 4 мес. назад
🎙️ AQOON GUUD OO GABDHAHA | QAYBTA 1AAD
Ku soo dhowaada qaybtii ugu horreysay ee Aqoon Guud Oo Gabdhaha! 🔥
Qaybtan waxaan ku martigelinay NURU ABDIN IYO SAAXIIBTEEDA oo ka qaybgalaya su'aalo aqoon guud ah, dood xiiso leh iyo jawaabo lama filaan ah. Yaa ugu aqoon badan? Yaa ku guuleysan doona tartanka?
Daawo ilaa dhammaadka oo noo sheeg qofka aad la dhacsan tahay! 👇
👍 Like saar haddii aad ka heshay
💬 Comment ku reeb fikradaada
🔔 Subscribe saar si aadan u seegin qaybaha xiga ee Aqoon Guud