Kooxdee Badisay? | AQOON QUUD 2 vs 2
Shegow TV
0:00 / 0:00
Kooxdee Badisay? | AQOON QUUD 2 vs 2
334 просмотра · 3 мес. назад
Shegow TV
969 подписчиков
334 просмотра · 3 мес. назад
🔥 Ku soo dhowaada qayb cusub oo AQOON QUUD ah!
Muuqaalkan waxaan ku leenahay tartan 2 vs 2 ah, halkaas oo laba kooxood ay isaga hor yimaadeen su'aalo kala duwan oo lagu tijaabinayo aqoontooda. 😅📚
Yaa bixiyay jawaabaha ugu badan? Yaa sameeyay qaladaadka ugu waaweyn? Ugu dambayn... kooxdee badisay? 🤔🏆
Daawo ilaa dhammaadka si aad u ogaato kooxda guuleysatay!
💬 Noogu reeb faallo:
Kooxdee ayaad taageeraysay? Iyo su'aashii kuugu adkayd tee ahayd?
👍 Haddii aad ka heshay muuqaalka:
Like saar 👍
Subscribe garee kanaalka ❤️
La wadaag asxaabtaada 📲