FRIDAY VLOG 🇦🇹 | Sheekh Mustafa Ismail oo Vienna Yimid!
Shegow TV
0:00 / 0:00
FRIDAY VLOG 🇦🇹 | Sheekh Mustafa Ismail oo Vienna Yimid!
1 305 просмотров · 2 нед. назад
Shegow TV
969 подписчиков
1 305 просмотров · 2 нед. назад
Ku soo dhowaada Friday Vlog cusub! 🎥
Vlog-gaan waxaan ku booqannay dukaan cusub oo Soomaali ah oo ku yaalla Vienna, Austria 🇦🇹. Sidoo kale, waxaan ka qayb galnay kulan ay joogeen culimo Soomaaliyeed, waxaana fursad u helnay inaan la kulanno Sheekh Mustafa Ismail oo Vienna yimid. 🤍
Daawasho wacan! ❤️
👍 Haddii aad ka heshay vlog-ga, LIKE saar.
💬 Faallada noogu reeb oo nala wadaag fikirkaaga.
🔔 SUBSCRIBE saar kanaalka si aadan u seegin vlog-yada cusub.
Mahadsanidiin taageeradiinna joogtada ah! ❤️
#FridayVlog #Vienna #SomaliVlog #SheekhMustafaIsmail #SomaliCommunity #Austria