Перейти к содержимому

Mucjisada beeraha: Aabbahan Soomaaliyeed wuxuu $1,400 ka dhigay hanti!

Raiis Agro

0:00 / 0:00

Mucjisada beeraha: Aabbahan Soomaaliyeed wuxuu $1,400 ka dhigay hanti!

9 007 просмотров · 4 дня назад
Raiis Agro
4,03 тыс. подписчиков
9 007 просмотров · 4 дня назад
Maqaal xaqiiqo ah iyo dhiirigelin dhab ah! Maanta waxaan booqasho ku tagay beer uu leeyahay Aabbe Soomaaliyeed oo muujiyay mucjiso dhanka ganacsiga beeraha ah (Agro-Business). Wuxuu maalgashi yar oo dhan $1,400 ku bilaabay beer weyn oo cabirkeedu yahay 3 Hectare, isagoo ku beeray 3 dalag oo kala duwan kuwaas oo kala ah Kabsar Caleen, Ansalato, iyo Basbaas. Muuqaalkan waxaan si madoon ah ugu falanqeyn doonaa sida uu aabbahan ugu guuleystay inuu ka kurto 4,000 oo mass oo kabsar ah, iyo 2,500 oo bac oo ansalato ah iyadoo bac kasta ay marayso $7! Haddii aad tahay qurbajoog ama qof jooga dalka oo raba inuu barto sirihii ugu dambeeyay ee lacag looga sameeyo dhulka Soomaaliya, muuqaalkan iyo casharada ku jira marna ha moogaan. 📌 Haddi ay tahay markii ugu horreysay, fadlan SUBSCRIBE saar kanaalka Raiis Agro si aad ula socoto fursadaha ganacsi ee beeraha Soomaaliya. #RaiisAgro #SomaliAgroBusiness #BeerahaSomalia #Fursad Ganacsi #SomaliFarmers #Qurbajoog