Fursadaha iyo Waxbarashada Dalka Austria! | Podcast EP 5
Shegow TV
0:00 / 0:00
Fursadaha iyo Waxbarashada Dalka Austria! | Podcast EP 5
1 005 просмотров · 5 мес. назад
Shegow TV
969 подписчиков
1 005 просмотров · 5 мес. назад
Qeybtii 5aad ee podcast-ka waxaan uga hadalnay fursadaha iyo waxbarashada dalka Austria. Waxaan ka sheekaysanay sida qof dhalinyaro ah uu uga faa’iidaysan karo waxbarashada, shaqooyinka, tababarada, iyo fursadaha kale ee ka jira Austria.
Haddii aad ku nooshahay Austria ama aad xiisaynayso inaad wax ka ogaato nidaamka waxbarashada iyo fursadaha dhalinyarada, episode-kan adiga ayuu kuu yahay.
Ha ilaawin inaad like saarto, comment ka bixiso, share gareyso, kana mid noqoto family-ga adigoo subscribe saaraya channel-ka.
Podcast EP 5 — Fursadaha iyo Waxbarashada Dalka Austria