Перейти к содержимому

VIENNA VLOG 🇦🇹 | Vienna Baaskiil Ayaan Ku dhex Maray.

Shegow TV

0:00 / 0:00

VIENNA VLOG 🇦🇹 | Vienna Baaskiil Ayaan Ku dhex Maray.

659 просмотров · 1 мес. назад
Shegow TV
969 подписчиков
659 просмотров · 1 мес. назад
Maanta waxaan baaskiil ku dhex marayaa magaalada Vienna 🇦🇹🚲. Waxaan booqanayaa qaar ka mid ah meelaha caanka ah ee magaalada, anigoo ku raaxaysanaya quruxda Vienna, waddooyinkeeda iyo jawigeeda. Haddii aad jeceshahay safarrada, Vienna, baaskiil wadista iyo vlog-yada, ha iloobin inaad LIKE 👍🏽, COMMENT 💬 iyo SUBSCRIBE 🔔 saarto channel-ka. Mahadsanid daawashada! ❤️ #vienna #viennavlog #somalivlog #austria #somalia #travelvlog #viennaaustria