Waxaan Bartay Xirfad Bishii $1,000 laga sameeyo
Sahmiye Vlogs и Abdi Ayanle
0:00 / 0:00
Waxaan Bartay Xirfad Bishii $1,000 laga sameeyo
34 682 просмотра · 1 месяц назад
Sahmiye Vlogs и Abdi Ayanle
34 682 просмотра · 1 месяц назад
Waxaan maanta bartay mid ka mid ah xirfadaha dhaqameed ee ugu qiimaha badan Soomaaliya, Handloom(Dhar-Samaynta). Waxaan hal maalin ku qaatay inaan barto sida Dunta looga bilaabo ilaa ay uga noqoneyso dhar qurux badan.
Muqaalkan waxaad ku arki doontaa:
✅ Sida Handloom-ku u shaqeeyo.
✅ Sida dunta loogu beddelo dhar.
✅ Qalabka loo isticmaalo.
✅ Caqabadaha ay la kulmaan farsamayaqaannada.
✅ Sababta xirfaddan ay wali muhiim u tahay maanta.
Haddii aad jeceshahay muuqaallo ku saabsan xirfadaha, ganacsiyada, iyo dhaqanka Soomaaliya, fadlan:
👍 Like saar
💬 Comment ku reeb fikirkaaga
🔔 Subscribe si aadan u seegin muuqaallada soo socda.
Mahadsanidiin daawashada.
#Handloom #Somalia #SomaliCulture #Weaving #TraditionalSkills #Textile #Marka #Sahmiye #Craftsmanship #BusinessStory