Перейти к содержимому

“Markii kansarka la igu sheegay, dhimasho ayaan ka fikiray”

BBC News Somali

0:00 / 0:00

“Markii kansarka la igu sheegay, dhimasho ayaan ka fikiray”

158 298 просмотров · 3 недели назад
BBC News Somali
1 млн подписчиков
158 298 просмотров · 3 недели назад
Cabdisalaan Guuleed, oo ah qoraaga buugga "Ninkii Dhiman Waayay," ayaa wareysigan uga warramaya dhacdooyin adag oo noloshiisa soo maray, kuwaas oo uu qayb ka mid ah kusoo bandhigay buuggiisa. Wuxuu ka hadlayaa safarkii tahriibka ee uu soo maray, xaaladdiisa caafimaad iyo xilligii loo sheegay inuu qabo cudurka kansarka, iyo sida warkaas uu u saameeyay noloshiisa. “Markii kansarka la igu sheegay, dhimasho ayaan ka fikiray,” ayuu yiri. Cabdisalaan Guuleed, oo hore u soo noqday taliye ku-xigeenka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA, wuxuu sidoo kale ka hadlayaa xaaladaha amni ee Soomaaliya iyo waayo-aragnimadii uu ka helay shaqadiisa dhinaca amniga. Wareysigan wuxuu sidoo kale iftiiminayaa sheekada ka dambeysa buugga "Ninkii Dhiman Waayay", sababta uu u qoray iyo dhacdooyinka noloshiisa ee saldhigga u noqday. Waxaa la sheekeystay wariyaheena Cismaan Cabdi Xasan. Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 /bbcnewssomali #CabdisalaanGuuleed #NinkiiDhimanWaayay #Somalia #Somali #Soomaaliya #SomaliBooks #SomaliLiterature #Cancer #CancerStory #CancerSurvivor #Migration #Tahriib #NISA #SomaliaSecurity #SomaliAuthor #AuthorInterview #AfricanAuthors #Africa #BBCSomali #BBCNews #BBCNewsSomali #Interview #Biography #LifeStory #Memoir ------------------------- Cabdisalaan Guuleed, Abdulsalam Guled, Ninkii Dhiman Waayay, Ninkii Dhiman Waayey, Cabdisalaan Guuleed interview, Cabdisalaan Guuleed cancer, Cabdisalaan Guuleed NISA, former NISA deputy director, Somali author, Somali writer, Somali books, Somali literature, Somalia books, Somalia author, cancer survivor story, cancer diagnosis, cancer interview, Somali cancer story, tahriib, Somali migration, migration story, Somalia migration, NISA Somalia, Somalia intelligence, Somalia security, Somali security, Somalia politics, Somali memoir, African authors, African literature, life story, survival story, BBC Somali, BBC News Somali, Somalia, Somali, Soomaaliya, Africa