Перейти к содержимому

Vienna Vlog: Eid Shopping

Shegow TV

0:00 / 0:00

Vienna Vlog: Eid Shopping

684 просмотра · 5 мес. назад
Shegow TV
969 подписчиков
684 просмотра · 5 мес. назад
Ku soo dhawaada vlog cusub! Maanta waxaan aadnay Mariahilferstraße, Vienna si aan u soo dukaamaysanno ka hor Ciidda. Waxaan booqannay dukaamo kala duwan sida Zara, Pull&Bear iyo Bershka, annagoo raadinayna dhar iyo waxyaabo qurux badan oo Ciida lagu labisto. Vlog-kan waxaad ku arki doontaan shopping, jawiga Vienna, iyo sida aan u diyaar garownay Ciidda. Ha iloobin inaad like saarto, comment qorto, share gareyso, kana mid noqoto family-ga SHEGOW TV subscribe saar.