SHEEKOOYIN GAAGAABAN iyo Qisooyin Dhab Ah. PODCAST EP 3
Shegow TV
0:00 / 0:00
SHEEKOOYIN GAAGAABAN iyo Qisooyin Dhab Ah. PODCAST EP 3
411 просмотров · 5 мес. назад
Shegow TV
969 подписчиков
411 просмотров · 5 мес. назад
🎙️ Qeybtaan cusub ee Sheekooyin Gaagaaban, waxaan la fadhiisanay Ashcari Maazin si uu nooga sheekeeyo safarkiisii uu ku yimid Vienna, Austria iyo waxyaabihii uu kusoo maray qurbaha. 🇦🇹
Waxaan ka wada hadalnay:
✨ Sida uu kusoo galay Vienna
🎓 Qorshihiisa mustaqbalka — shaqo mise Jaamacad?
🇸🇴 Haddii uu maalin u noqon lahaa Soomaaliya
📱 TikTok-kiisa iyo sida uu content-ka u bilaabay
💰 Farqiga lacagaha TikTok iyo YouTube
Waa sheeko xiiso leh oo ka hadleysa qurbaha, riyooyinka dhalinyarada, iyo nolosha social media-da maanta.
📌 Ha iloobin:
👍 Like saar
💬 Comment reeb
🔔 Subscribe garee si aad u aragto qeybaha dambe