Перейти к содержимому

Qaaci | Heesta Naftu Orod Bay Kugu Aamintaa | Axmed Mooge Liibaan | Kabankii Cabdinaasir M Caydiid

Bandhigga Balwo

0:00 / 0:00

Qaaci | Heesta Naftu Orod Bay Kugu Aamintaa | Axmed Mooge Liibaan | Kabankii Cabdinaasir M Caydiid

248 просмотров · 4 ч назад
Bandhigga Balwo
57 тыс. подписчиков
248 просмотров · 4 ч назад
Heestan "Naftu Orod Bay Kugu Aamintaa" waxa midheheeda sameeyay abwaankii iyo fannaankii Cabdalle Maxamed Sagsaag. Waxa hore u qaaday Maxamed Mooge Liibaan, haatan se waxa qaadaya Axmed Mooge Liibaan. kabankaa macaan waxa tumaya fannaankii hibada Eebbe u siiyay garaacistiisa ee Cabdinaasir Macallin Caydiid. Sawirka cagaaran ee muuqaalka background-kiisa ku jira waxa qaaday sawirqaadaha Xaaji Dahabi. Ku taxnow muuqaalada iyo xogta faneed ee aanu idiin ku soo gudbinno bartan @BandhiggaBalwo, adigoo rukumanaya ama Subscribe garaynaya kanaalkan haddii aanad hore ugu xidhnayn. Wixii talo, tusaale, iyo xog ahba waxaad noogu soo gudbin kartaa emailkan hoose bandhiggabalwo@gmail.com #bandhiggabalwo #somalisongs #somalimusic #heesoqaaci #kaban #somali